Farmaajo iyo Donlad Trump oo isku arkay Munaasabad ka dhacday New Yourk

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwada Koowaad ee dalka ayaa ka qeyb galay kulan soo dhaweyn ah oo uu Madaxweyne Donald Trump u sameeyay madaxdii kasoo qeyb gashay Meertada 74-aad ee Golaha Qaramada Midoobay. Kulankan soo dhaweynta ah uu sameeyay Madaxweyne Donlad Trump ayaa waxaa kasoo qeyb galay madax ka qeyb galeysa shirka golaha … Continue reading Farmaajo iyo Donlad Trump oo isku arkay Munaasabad ka dhacday New Yourk